Qeybta Somali News

u

Danjiraha Mareykanka ee Somalia oo la kulmay Soomaalida ku nool Minnesota

Safiirka Dalka Maraykanka ee Somalia, Spephen Schwartz ayaa Shalay Kulan la yeeshay Bulshada Soomaaliyeed ee ku Dhaqan Gobolka Minnesota, isagoo horay ula kulmay Jaaliyadda Soomaalida

Continue Reading »

Somali News Archives

Ugaas xasan xildhibaanada reer Hiiraan meel aan Baledweyne aheyn laguma soo xulayo
- Sep 26, 2016
  https://youtu.be/fc0V_l-Espc?t=9 Ugaas Xasan Ugaas Khaliif - oo ka mid ah Duubabka dhaqanka Gobolka Hiiraan, ayaa ku Gacan-seyray Hadalkii Maalintii Shalay ka soo yeeray Guddiga hir-gelinta doorashada heer Federaal ee dalka oo ...
Siyaasiyiin iyo Aqoon-yahanno Aragti ka Dhiibanaya Siyaasada Somalia
- Aug 12, 2016
https://youtu.be/fN1G9X2gICg Bilihii ugu danbeeyayba dalka Soomaaliya hadal heynta ugu badan ayaa aheyd xiliga kala guurka iyo dowladda waqtigeeda sii dhamaanayo, arinta madasha-wadda-tashiga iyo siyaasada dowladda ee dhismaha maamulka Gobollada Hiiraan iyo ...
Ugaas Xasan “ 8 Gobol wax ha loogu qeeybiyo somaali ama 19 Gobol wax kale ma jirto.
- Mar 27, 2016
 Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo ka mid ah Duubabka dhaqanka Gobolka Hiiraan ayaa faah faahin ka bixiyay kulamo ay la qaateen Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh oo maalintii labaad ku sugan ...
Doodwadaag: Xildhibaan Maxamed Cabdi Yuusuf iyo Xildhibaan Maxamed Cabdi Xaashi
- Oct 2, 2015
http://youtu.be/TERAm56OTTU
Abdirahman Addow Musharrax u taagan xilka madaxweynaha Hiiraan iyo Shabeelada Dhexe
- Aug 11, 2015
Kaddib kulan maanta ka dhacay Muqdisho oo ay kasoo Qayb-galeen Siyaasiin, Odayaal iyo Haween oo kasoo jeeda Gobolka Hiiraan ayaa waxaa lagu Taageeray, Murashax C/raxmaan Xuseen Caddoow oo loo yaqaan ...
Netanyahu: World is against me
Netanyahu: World is against me
- Mar 10, 2015
Netanyahu believes that there is a worldwide agenda to topple him from his position. Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu said in broadcast remarks on Tuesday there was a "huge, worldwide effort" to ensure ...

Next Page »