C/wali Muudey oo iclaamiyay xilliga Baarlamaanka la horkeenayo Mooshinka Guddoomiye Jawaari

Gudoomiye ku xigeenka 1-aad ee golaha shacabka Cabdiweli Ibraahim Muudeey ayaa qoraal uu soo saaray goor dhow waxa uu ku sheegay in kalfadhiga ugu horeeya baarlamaanka la qaban doono 31ka bishan oo ku beegan sabtida soo socota.

 

Mudane Muudey oo qoraalkan ku saxiixna inuu yahay kusimaha guddoomiyaha baarlamaanka ayuu ku sheegay ajandaha horyaala xildhibaanada inuu yahay mooshinka Guddoomiye Jawaari waxaana uu ugu baaqay xildhibaanada Muqdisho ku sugan inay yimaadaan xarunta golaha shacabka 9-ka subaxnimo.

Sidoo kale Guddoomiye kuxigeenka baarlamaanka ayaa ugu baaqay xildhibaanada ku maqan dibada inay soo galaan ugu dambeyn maalinta khamiista ee ku beegan 29-ka bisha March.

Hadalka ka soo yeeray Guddoomiye C/wali muudey ayaa ku soo beegmaya saacado kaddib markii aqalka Sare uu soo saaray baaq ku saabsan in waqtiga aqbalaada Mooshinka laha soo bilaabo 18-ka bishan, taasoo micnaheedu mudada 10-ka cisho ee la doonayo in mooshinkaas looga doodo uu ku eg yahay 28-ka bishan.


Fikradaha Akhristayaasha (0)


Comments are closed.

Wararka

Somalia calls for UN action against UAE base in Berbera
- Mar 27, 2018
Somalia has urged the United Nations Security Council to take action against the construction ...
C/wali Muudey oo iclaamiyay xilliga Baarlamaanka la horkeenayo Mooshinka Guddoomiye Jawaari
- Mar 25, 2018
Gudoomiye ku xigeenka 1-aad ee golaha shacabka Cabdiweli Ibraahim Muudeey ayaa qoraal uu soo ...
Sidee buu noqon doonaa Mustaqbalka Baarlamaan iyo Guddoonkiisa qeybsan yahay ?
- Mar 24, 2018
Tan iyo markii uu soo if baxay Mooshinka laga keenay Guddoomiye Jawaari ayaa waxaa ...
14 people killed in bomb blast in Somali capital
- Mar 22, 2018
  At least 14 people have been killed and several others were injured when a ...
DAGAAL u Dhaxeeya NISA iyo Ciidamada uu tababaray Imaaraadka oo ka socda degmada Hodan
- Mar 21, 2018
Is rasaaseyn culus ayaa waxaa ay muddo ku dhex mareysa xaafado ka tirsan degmada ...
Goodax oo eedeyn u jeediyay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh
- Mar 21, 2018
Xildhibaan C/llaahi Goodax Barre oo ka mid ah Xildhibaanada mooshinka ka keenay Guddoomiye Jawaari ...
Guddiga joogtada ee Aqalka sare oo war ka soo saaray khilaafka Golaha Shacabka
- Mar 21, 2018
Guddigii loo saaray xalinta khilaafka Golaha Shacabka ayaa maanta soo saaray go’aano dhowr qodob ...
Farmaajo oo ka tacsiyeeyay geerida ra’iisal wasaarihii ugu xil heynta dheeraa dalka Jabuuti
- Mar 20, 2018
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa uga tacsiyeeyay madaxda iyo shacabka Jabuuti geeridii ...