wasiirada ee Sacuudiga oo qabtay shir ku saabsan xaalada Soomaaliya

Goolaha wasiirada ee dawlada Sacuudiga ayaa qabtay shir ku saabsan arimaha ka taagan dalka Soomaaliya.

Golaha wasiirada ee dawlada Sacuudiga ayaa shirkaa waxaa wasiiradu uga wada hadleen amaba niqaasheen arimo badan oo Soomaaliya iminka ka taagan. Arimahaa ayaa waxaa kujira doorashooyinka Soomaaliya ka socda.

Waxaa kaloo ay ka wada hadleen arimaha ammaanka la xiriira ee Soomaaliya. Waxay isla soo qaadeen weerarada Al-Shabaab ay ku qaado Muqdisho iyo qeybo kale oo Soomaaliya ah.Waxaa wasiiradu sheegeen in weeraradaa ay halis ku yihiin guud ahaan ammaanka Soomaaliya. Waxaa wasiiradu sheegeen in dawlada Sacuudigu ballan qaaday inay dawlada Soomaaliya ka caawineyso dagaalka ka dhanka ah xarakada Al-Shabaab. Hadalka golaha wasiirada ee dawlada Sacuudiga ayaa imanaya ayadoo Axadii un qarax uu ka dhacay Muqdisho kaasoo tobanaan qof ay ku naf waayeen.

 


Fikradaha Akhristayaasha (0)


Comments are closed.

Wararka

Cabdiweli Gaas ” Ma jiro codsi aan ku doonayo muddo korarsi”
- Jul 21, 2018
Madaxweynaha Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa xaqiijiyay in uusan jirin codsi muddo kororsi ...
Somalia Partnership Forum in Brussels: Business as Usual
- Jul 21, 2018
With the endless political crisis and the scathing resolution by the EU Parliament that ...
Xassan Daahir Aweys oo siweyn uga horyimid dilalka ay geystaan Al-shabaab
- Apr 25, 2018
Sheekh Xassan Daahir Aweys oo horay uga tirsanaa hogaamiyayaasha sar sare ee kooxda Al-shabaab ...
Wasiirka Wasaaradda Wax-barashada Hiddaha & tacliinta Sarre oo soo gaaray gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka
- Apr 23, 2018
Wafdi uu hoggaaminayey  Wasiirka Wasaaradda Waxbarshada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee dowladda Federaalka  Somaliya ...
Somalia calls for UN action against UAE base in Berbera
- Mar 27, 2018
Somalia has urged the United Nations Security Council to take action against the construction ...
C/wali Muudey oo iclaamiyay xilliga Baarlamaanka la horkeenayo Mooshinka Guddoomiye Jawaari
- Mar 25, 2018
Gudoomiye ku xigeenka 1-aad ee golaha shacabka Cabdiweli Ibraahim Muudeey ayaa qoraal uu soo ...
Sidee buu noqon doonaa Mustaqbalka Baarlamaan iyo Guddoonkiisa qeybsan yahay ?
- Mar 24, 2018
Tan iyo markii uu soo if baxay Mooshinka laga keenay Guddoomiye Jawaari ayaa waxaa ...
14 people killed in bomb blast in Somali capital
- Mar 22, 2018
  At least 14 people have been killed and several others were injured when a ...