Ra’iisal Wasaare ku-xigeenka Dowladda Somalia oo Maanta gaaray Magaalada Beledweyne

Ra’iisal wasaare ku-xigeenka xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cumar Carte iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta Gaaray Xarunta Gobolka Hiiraan ee Beledweyne. Wafdiga Ra’iisal wasaare ku xigeenka, ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ku soo dhaweeyay mas’uuliyiinta maamulka heer gobol iyo degmo, iyadoo intaa kaddibna loo soo galbiyay xarunta maamulka magaalada Beledweyne.httpshttps://youtu.be/AuqoIETcsFI

Ra’iisal Wasaare ku-xigeenka oo hadal kooban jeediyay ayaa sheegay in socdaalkiisa uu ku salka xog-wareysi iyo kulammo kala duwan oo uu la yeellan doono mas’uuliyiinta gobolka iyo qeybaha bulshada oo ay ka wadda hadli doonaan xaalada siyaasadeed iyo waqtiga kala guurka ee uu dalku gallay.

Ugu dambeyn, Socdaalka RW ku-xigeenka Somalia ayaa imaanaya xili la isku diyaarinayo soo xulista Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Somalia, dhinaca kalena Magaalada ay ka socdaan kulamo hoosaadyo siyaasadeed oo dhinacyo badan taabanaya

 


Fikradaha Akhristayaasha (0)


Comments are closed.

Wararka

Shacabka ku dhaqan qaar kamid ah degmooyinka Jubaland oo u dabaaldegay Guusha Farmaajo
- Feb 9, 2017
Inta badan degmooyinka ay gacanta ku heeyso dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubaland ayaa caawa ...
War deg deg ah’’ Max’ed C/llaahi Farmaajo oo noqday madaxweynaha Soomaaliya
- Feb 8, 2017
Max’ed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si rasmi u xaqiijiyay in uu noqday madaxweynaha Soomaaliya, kadib ...
C/llaahi Goodax Barre oo ku baaqay in la taageero maamulka Hirshabeelle
- Jan 5, 2017
    Wasiirkii hore ee arimaha gudaha iyo federaalka xildhibaan C/llaahi Goodax Barre ayaa bulshada ku ...
Cosoble iyo Keating ayaa B/Weyne Booqanaya
- Jan 5, 2017
Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Somaliya Micheal Keating oo maanta gaaray magaalada Beledweyne ...
wasiirada ee Sacuudiga oo qabtay shir ku saabsan xaalada Soomaaliya
- Dec 13, 2016
Goolaha wasiirada ee dawlada Sacuudiga ayaa qabtay shir ku saabsan arimaha ka taagan dalka ...
madaxweyne xasan sheikh oo ka qeeybgalaya shirka IGAD
- Dec 10, 2016
madaxda IGAD, ayaa ayaa ku ammaantay dowladda Federaalka dowlad gobolleedyada, guddiyada arrimaha  doorashooyinka ku ...
Ciidammada Puntland oo la wareegay degmada Qandala
- Dec 7, 2016
Ciidammada dowlad gobolleedka Puntland oo todobaadyadii ugu danbeeyay dagaal culus ku jiray maleeshiyaad daacada ...
Wikileaks: US rebuffed Kenya’s request on Jubaland fight
- Dec 5, 2016
Senior American government officials rebuffed a request from former President Mwai Kibaki’s Cabinet ministers ...