Musharax C/qaadir Cosoble oo la kulmay Safiirka Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya

Musharax xilka Madaxweynaha ahna Guddoomiyaha Guddiga Arrimaha Dibadda ee Baarlamaanka C/qaadir Cosoble Cali ayaa kulan gaar ah la qaatay Safiirka Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya  Mr. Stephen M. Schwartz. Musharax C/qaadir Cosoble iyo Safiirka Mareykanka ayaa ka wada hadlay arrimaha doorashooyinka iyo caqabadaha jira, waxaana Musharaxu uga warbixiyay Safiirka horumarada siyaasadeed ee laga gaaray dalka.Sidoo kale waxay labada dhinac ka hadleen dhismaha maamulka Gobolada Hiiraan iyo Shabeelle oo howshiisa ka socoto magaalada Jowhar.Waxaa kaloo Musharaxa iyo Safiirka Mareykanka isla soo qaadeen sidii doorashooyinka ay waqtigii loogu tala galay u dhici lahaayeen. Musharax C/qaadir Cosoble Cali ayaa ka mid ah Musharaxiinta saameynta leh, uguna cad cad doorashada Madaxweynaha, iyadoo la xusuusto taariikhdii uu ka dhigay tartankii doorashadacosoble ee sanadkii cosoble12012.


Fikradaha Akhristayaasha (0)


Comments are closed.

Wararka

Xassan Daahir Aweys oo siweyn uga horyimid dilalka ay geystaan Al-shabaab
- Apr 25, 2018
Sheekh Xassan Daahir Aweys oo horay uga tirsanaa hogaamiyayaasha sar sare ee kooxda Al-shabaab ...
Wasiirka Wasaaradda Wax-barashada Hiddaha & tacliinta Sarre oo soo gaaray gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka
- Apr 23, 2018
Wafdi uu hoggaaminayey  Wasiirka Wasaaradda Waxbarshada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee dowladda Federaalka  Somaliya ...
Somalia calls for UN action against UAE base in Berbera
- Mar 27, 2018
Somalia has urged the United Nations Security Council to take action against the construction ...
C/wali Muudey oo iclaamiyay xilliga Baarlamaanka la horkeenayo Mooshinka Guddoomiye Jawaari
- Mar 25, 2018
Gudoomiye ku xigeenka 1-aad ee golaha shacabka Cabdiweli Ibraahim Muudeey ayaa qoraal uu soo ...
Sidee buu noqon doonaa Mustaqbalka Baarlamaan iyo Guddoonkiisa qeybsan yahay ?
- Mar 24, 2018
Tan iyo markii uu soo if baxay Mooshinka laga keenay Guddoomiye Jawaari ayaa waxaa ...
14 people killed in bomb blast in Somali capital
- Mar 22, 2018
  At least 14 people have been killed and several others were injured when a ...
DAGAAL u Dhaxeeya NISA iyo Ciidamada uu tababaray Imaaraadka oo ka socda degmada Hodan
- Mar 21, 2018
Is rasaaseyn culus ayaa waxaa ay muddo ku dhex mareysa xaafado ka tirsan degmada ...
Goodax oo eedeyn u jeediyay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh
- Mar 21, 2018
Xildhibaan C/llaahi Goodax Barre oo ka mid ah Xildhibaanada mooshinka ka keenay Guddoomiye Jawaari ...