Maamulka Puntland Oo Safiir u Magacaabay Dalka Itoobiya

safiir

-Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa Safiir ka wakiil ah Puntland u magacaabay dalka Itoobiya, taasoo dad badan layaab ku noqotay.

Warqad magacaabida oo shalay ka soo baxday Xafiiskiisa ayaa lagu sheegay in Xeer Madaxweyne lagu magacaabay Sureer Abshir Muuse oo noqon doonta Safiirka dowladda Puntland u joogta

Itoobiya sida lagu yiri qoraalka.Arrintan ayaa ah mid ka hor imaaneysa diblomaasiyada caalamiga ah in Maamul goboleed ka mid ah dowladda Federaalka in Safiir u magacaabo dal kale sidii dowlad oo kale.

Sidoo kale waxy arrintan daboolka ka qaadeysa qorshaha dowladda Itoobiya kaga aadan maamul goboleedyada ee ah inay mid walba gooni ula macaamisho, isla markaana tani tusaale cad u tahay kala qeybinta Soomaaliya.

Puntland ayaa ka mid ah dowlad goboleedyada ka jira Soomaaliya, marka la fiiriyana waxay u dhaqantaa sida dowlad gaar ah oo kale.

Hadaba waxaa la sugayaa sida maamulada kale ee federaalka Soomaaliya ee xiriirka la leh Itoobiya ay iyana Safiir ugu magacaabaan Itoobiya.

 

 


Fikradaha Akhristayaasha (0)


Comments are closed.

Wararka

C/llaahi Goodax Barre oo ku baaqay in la taageero maamulka Hirshabeelle
- Jan 5, 2017
    Wasiirkii hore ee arimaha gudaha iyo federaalka xildhibaan C/llaahi Goodax Barre ayaa bulshada ku ...
Cosoble iyo Keating ayaa B/Weyne Booqanaya
- Jan 5, 2017
Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Somaliya Micheal Keating oo maanta gaaray magaalada Beledweyne ...
wasiirada ee Sacuudiga oo qabtay shir ku saabsan xaalada Soomaaliya
- Dec 13, 2016
Goolaha wasiirada ee dawlada Sacuudiga ayaa qabtay shir ku saabsan arimaha ka taagan dalka ...
madaxweyne xasan sheikh oo ka qeeybgalaya shirka IGAD
- Dec 10, 2016
madaxda IGAD, ayaa ayaa ku ammaantay dowladda Federaalka dowlad gobolleedyada, guddiyada arrimaha  doorashooyinka ku ...
Ciidammada Puntland oo la wareegay degmada Qandala
- Dec 7, 2016
Ciidammada dowlad gobolleedka Puntland oo todobaadyadii ugu danbeeyay dagaal culus ku jiray maleeshiyaad daacada ...
Wikileaks: US rebuffed Kenya’s request on Jubaland fight
- Dec 5, 2016
Senior American government officials rebuffed a request from former President Mwai Kibaki’s Cabinet ministers ...
Qiso Naxadin Badan Nolashii Hore & Maanta Macalin Xiito
- Oct 12, 2016
https://youtu.be/XRsmdxG0exk?t=17
Musharax C/qaadir Cosoble oo la kulmay Safiirka Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya
- Oct 8, 2016
Musharax xilka Madaxweynaha ahna Guddoomiyaha Guddiga Arrimaha Dibadda ee Baarlamaanka C/qaadir Cosoble Cali ayaa ...