Taliyihii Hogaminayay Ciidamadii Lakala Dhax Dhigay Dagalkii KabaXanley oo Beniyay In Maamulka uu San Wax Lag ah Ku Laheeyn

Maxamuud xasan ibraahin oo ah Taliyihii hogaaminaayay cidamada xabad joojinta dhax dhigay labada dhinac ayaa ayaa gashaanka ku dhuftay hadal ka soobaxay qaar kamid ah warbaahinta gar ahaan Tvga Somali Chanal oo shegay in ciidamada Dowlada ay Ka qeyb Galeen dagaalkii kabxan ley

Taliyaha ayaa si dookale mesha ka saaray in dagaalka uu wax lug ah ku lahaa gudoomiyaha gobolka hiiraan asigoo tussale u so qatay in ay gobolka ka howlgalaan ciidamo ka socda AMISOM iyo itoopiya ku was oo ah marqaati in aysan ciidamada Iyo masuliyiinta aynsan wax lu ah kulaheeyn dagaalka

Sidoo kale taliayaha ayaa amaanay doorka uu ka cayaray gudoomiyaha gobolka hiiraan xalinta dagaalka waxana uu shegay in gudoomiyaha uu dhowr habeen seexady degaananda ay dagalada kajiraan

Gabagabadii hadalka taliya ayaa ku so koobay in uu uga digayo ciidii hadalkaas jeedisay hadii markale ay shegaan warkasna ay maxkamad la tagi doonaan oo ay cadalada waa fajidonaan

Dhawaan ahey aheyd markii war baahinta qaar ay shegeen in dagaalka ay ka qeyb qaateen Maamulka gobolka iyo ciidamada dowlada
maxamuud-xasn-ibraahin


Fikradaha Akhristayaasha (0)


Comments are closed.

Wararka

Cabdiweli Gaas ” Ma jiro codsi aan ku doonayo muddo korarsi”
- Jul 21, 2018
Madaxweynaha Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa xaqiijiyay in uusan jirin codsi muddo kororsi ...
Somalia Partnership Forum in Brussels: Business as Usual
- Jul 21, 2018
With the endless political crisis and the scathing resolution by the EU Parliament that ...
Xassan Daahir Aweys oo siweyn uga horyimid dilalka ay geystaan Al-shabaab
- Apr 25, 2018
Sheekh Xassan Daahir Aweys oo horay uga tirsanaa hogaamiyayaasha sar sare ee kooxda Al-shabaab ...
Wasiirka Wasaaradda Wax-barashada Hiddaha & tacliinta Sarre oo soo gaaray gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka
- Apr 23, 2018
Wafdi uu hoggaaminayey  Wasiirka Wasaaradda Waxbarshada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee dowladda Federaalka  Somaliya ...
Somalia calls for UN action against UAE base in Berbera
- Mar 27, 2018
Somalia has urged the United Nations Security Council to take action against the construction ...
C/wali Muudey oo iclaamiyay xilliga Baarlamaanka la horkeenayo Mooshinka Guddoomiye Jawaari
- Mar 25, 2018
Gudoomiye ku xigeenka 1-aad ee golaha shacabka Cabdiweli Ibraahim Muudeey ayaa qoraal uu soo ...
Sidee buu noqon doonaa Mustaqbalka Baarlamaan iyo Guddoonkiisa qeybsan yahay ?
- Mar 24, 2018
Tan iyo markii uu soo if baxay Mooshinka laga keenay Guddoomiye Jawaari ayaa waxaa ...
14 people killed in bomb blast in Somali capital
- Mar 22, 2018
  At least 14 people have been killed and several others were injured when a ...