Wafdi Dowladda U Metelaya Wadahadallada Dowladda Federaalka Iyo Maamulka Somaliland Oo Saaka Ka Ambabaxay Muqdisho

Wafdi ka socda dowlada Federaalka Soomaaliya oo ka qeybgalaya wada hadallada u dhaxeeya Dowlada Federaalka iyo maamulka Somaliland ayaa saaka ka ambabaxy Muqdisho.

Xildhibaan Cabdi Samad oo ka mid ah wafdigaasi oo la hadlay Saxafada wax yar ka hor inta aysan ka ambabixin garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ayaa Warbahinta u sheegay in wada hadaladaasi ay ka dhici doonaan dalka Turkiga maalinta beri ah oo taariikhdu ku beegantahay 16 Janayo 20014.

Mudanaha oo hadalkiisa sii wata ayaa intaasi ku daray in ajandaha kulanka ay isla qorsheyn doonaan labada dhinac marka uu kulanku bilowdo, waxuuna xusay in wadahadalladani yihiin wareeggii Sadexaad oo ay yeeshaan dowladda Federaalka iyo maamulka Somaliland.

images


Fikradaha Akhristayaasha (0)


Comments are closed.

Wararka

C/llaahi Goodax Barre oo ku baaqay in la taageero maamulka Hirshabeelle
- Jan 5, 2017
    Wasiirkii hore ee arimaha gudaha iyo federaalka xildhibaan C/llaahi Goodax Barre ayaa bulshada ku ...
Cosoble iyo Keating ayaa B/Weyne Booqanaya
- Jan 5, 2017
Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Somaliya Micheal Keating oo maanta gaaray magaalada Beledweyne ...
wasiirada ee Sacuudiga oo qabtay shir ku saabsan xaalada Soomaaliya
- Dec 13, 2016
Goolaha wasiirada ee dawlada Sacuudiga ayaa qabtay shir ku saabsan arimaha ka taagan dalka ...
madaxweyne xasan sheikh oo ka qeeybgalaya shirka IGAD
- Dec 10, 2016
madaxda IGAD, ayaa ayaa ku ammaantay dowladda Federaalka dowlad gobolleedyada, guddiyada arrimaha  doorashooyinka ku ...
Ciidammada Puntland oo la wareegay degmada Qandala
- Dec 7, 2016
Ciidammada dowlad gobolleedka Puntland oo todobaadyadii ugu danbeeyay dagaal culus ku jiray maleeshiyaad daacada ...
Wikileaks: US rebuffed Kenya’s request on Jubaland fight
- Dec 5, 2016
Senior American government officials rebuffed a request from former President Mwai Kibaki’s Cabinet ministers ...
Qiso Naxadin Badan Nolashii Hore & Maanta Macalin Xiito
- Oct 12, 2016
https://youtu.be/XRsmdxG0exk?t=17
Musharax C/qaadir Cosoble oo la kulmay Safiirka Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya
- Oct 8, 2016
Musharax xilka Madaxweynaha ahna Guddoomiyaha Guddiga Arrimaha Dibadda ee Baarlamaanka C/qaadir Cosoble Cali ayaa ...