Dowlada Soomaliya oo Xaqiijisay Jogitaanka Ciidamada Mareykanka Gudaha Somaliya

Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay ka rajo-qabto in dawladda Marayanku ay soo xoojiso taageerada ay siiso Soomaaliya iyo joogitaankeedaba.
Toddobaadkii hore ayaa dawladda Maraykanku sheegtay in ciidamo kooban ay u dirtay magaalada Muqdishu si ay talobixin iyo tababar u siiyaan dawladda.

Haddaba dawladda Soomaaliya ayaa iyaduna markii ugu horraysa faahfaahin ka bixisay goorta ay yimaadeen ciidanka Maraykanka iyo shaqadooda.

C/xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo wareysi siiyay laanta Afka Soomaaliga ee VOA ayaa ka hadlay ciidamo Mareykan ah oo jooga Soomaaliya iyo waqtiga ay yimaadeen, wuxuuna tilmaamay in ujeedadoodu tahay sidii ay u taageeri lahaayeen laamaha amaanka ee dowladda soomaaliya
Wasiirka Gaashaanigga ayaa sheegay in ciidamadaasi ay khibrad iyo aqoonba ku biirin doonaan ciidamada nabad ilaalinta Midowga Africa ee AMISOM iyo hey’adaha ammaanka ee dowladda Federaalka Soomaaliya.
hadalkan ayaa ka dambeysay kadib markii saraakiil ka tirsan Aqalka cad ee Mareykanka ay todobaadkii hore sheegeen in ay ciidamo kooban ka joogaan gudaha dalkeena Soomaaliya.


Fikradaha Akhristayaasha (0)


Comments are closed.

Wararka

Shacabka ku dhaqan qaar kamid ah degmooyinka Jubaland oo u dabaaldegay Guusha Farmaajo
- Feb 9, 2017
Inta badan degmooyinka ay gacanta ku heeyso dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubaland ayaa caawa ...
War deg deg ah’’ Max’ed C/llaahi Farmaajo oo noqday madaxweynaha Soomaaliya
- Feb 8, 2017
Max’ed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si rasmi u xaqiijiyay in uu noqday madaxweynaha Soomaaliya, kadib ...
C/llaahi Goodax Barre oo ku baaqay in la taageero maamulka Hirshabeelle
- Jan 5, 2017
    Wasiirkii hore ee arimaha gudaha iyo federaalka xildhibaan C/llaahi Goodax Barre ayaa bulshada ku ...
Cosoble iyo Keating ayaa B/Weyne Booqanaya
- Jan 5, 2017
Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Somaliya Micheal Keating oo maanta gaaray magaalada Beledweyne ...
wasiirada ee Sacuudiga oo qabtay shir ku saabsan xaalada Soomaaliya
- Dec 13, 2016
Goolaha wasiirada ee dawlada Sacuudiga ayaa qabtay shir ku saabsan arimaha ka taagan dalka ...
madaxweyne xasan sheikh oo ka qeeybgalaya shirka IGAD
- Dec 10, 2016
madaxda IGAD, ayaa ayaa ku ammaantay dowladda Federaalka dowlad gobolleedyada, guddiyada arrimaha  doorashooyinka ku ...
Ciidammada Puntland oo la wareegay degmada Qandala
- Dec 7, 2016
Ciidammada dowlad gobolleedka Puntland oo todobaadyadii ugu danbeeyay dagaal culus ku jiray maleeshiyaad daacada ...
Wikileaks: US rebuffed Kenya’s request on Jubaland fight
- Dec 5, 2016
Senior American government officials rebuffed a request from former President Mwai Kibaki’s Cabinet ministers ...